Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Fadhi-Gaab, Kuna Dhawaaqay Dhaqaale Cusub Oo Loo Qoondeeyey La Dagaallanka Xanuunka Covid-19
Hargeysa, April 19, 2020 (Haatuf) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo [...]