Wollo, (Haatuf) – Ugu yaraan laba arday ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay jaamacada Woldia oo ku taala badhtamaha waqooyiga dalka Ethiopia, gaar ahaana Dawadd [...]
The Hague, (Haatuf) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee Magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa 30 Sannadood oo Xadhig ah ku xukuntay qab-qable dagaal oo hoggaamin jiray [...]