Ciidanka Sirdoonka (NISA)Oo Kordhiyey Hawlgalada Qorshaysan ee Lagu Kharajinayo Horjooge- yaasha Alshabab
Haatufonline,September 3 2025 Ciidanka sirdoonka Somalia(NISA) ayaa maanta hawlgal qorshaysan( targeted operation) oo ay ka fuliyeen deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan ku [...]