Beenti Farmaajo Kadib Qadar Waxay Kenya Qandaraas Ku Siisay Ciidamada Ilaalin Doona Garoomada Ciyaaraha Koobka Aduunka 2022.
Dooxa,December 12,2021(Haatufonline)-Dawladda Qadar ayaa dalka Kenya qandaraas ku siisay ciidamada ilaalin doonaa garoomada kubadda cagta ee lagu qaban doono ciyaaraha Koobka [...]