Soomaaliya Iyo Bankiga Adduunka Oo Kala Saxeexday Mashaariic $445 Million Ku Kacaysa
Muqdisho, June 30, 2021(Haatufonline) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda [...]