Farmaajo Oo Xalane Soo Dhoobay Ciidan Mareexaan U Badan Kuwaasoo Hadda Ku Xeeran Goobihii Ay Deganaayeen Deni Iyo Madoobe
Muqdisho,March 21,2021(Haatufonline)-Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo sh taliyaha Booliska Somalia ayaa xalay madaarka Muqdisho soo dajiyey ciidan u daacad ah madaxweybaha [...]