Sucuudiga Oo Duqeeyey Sanca Kadib Weerarkii Khasaaraha Badan Dhaliyey Ee Madaarka Cadan Ka Dhacay
Sanca, December 31, 2020 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in xulafada uu hoggaamiyo dalka Sucuudigu inay weerar dhinaca cirka ah ay ku qaadeen [...]