Sucuudiga Iyo Qatar Oo Kala Saxeexday Heshiis Lagu Soo Afjarayo Khilaafkii Kala Irdheeyey
Riyad, January 5, 2021 (Haatufonline) – Hogaamiyaasha wadaada khaliijka ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Sucuudi Carabiya ku kala saxeexday heshiis lagu sii adkaynayo [...]