Mekelle: Milatariga Ethiopia Oo Cambaarayn Kadib Xoriyadii Usoo Celiyey Shaqaale Warbaahineed
Mekelle, March 3, 2021 (Haatufonline) – Milatariga dalka Ethiopia ee gacanta ku haya gobolka Gobolka Tigrayga ee waqooyiga dalka Ethiopia ayaa sii daayey Afar shaqaale [...]