Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Oo Lagu Dilay 5 Qof Oo Ay Ku Jiraan Masuuliyiinta Maamulka Deegaanka Garasbaaley
Muqdisho, January 19, 2021 (Haatufónline) – Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii [...]