Socdaalka Wasiirka Khaarajiga Itoobiya Ee Bariga Afrika Iyo Dawladaha Igad Oo Ku Baaqaya In Wadahadal Lagu Xaliyo Dagaalka Abiy Axmed Iyo TPLF Kadib Markii Midowga Yurub Culays Saaray
Kampala,November 16,2020(Haatufonline)- Raiisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo hogaamiyeyaash dawaladaha xubnaha ka ah ururka Igad oo maalmahanba culays farabadani kaga [...]