Dawladda Itoobiya Oo Rukhsadii Kala Noqatay Wariyihii Wakaaladda Wararka Ee Reuter Digniinna U Kala Dirtay BBC Iyo DW
Adisabsba,November 20,2020(Haatufonline)-Dawladda Itoobiya ayaa wariyihii dalkeeda u joogay wakaaladda wararka ee Reuter kala noqotay rukhsaddii isla markaana digniin u [...]