Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Daad-Madheedh, Xadhigana Ka Jaray Dhismaha Baanka Dhexe Ee Oodwayne
Oodweyne, October 21, 2020 (Haatufonline) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmahanba safarro shaqo [...]