Ciidanka Bilayska Somaliland Oo Laba Nin Ku Qabtay 1,535,000 Dollar Foorjari Ah Oo Dalka Kasoo Galay Dhinaca Puntland
Hargeysa, October 26, 2020 (Haatufonline) – Ciidanka Bilayska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo la sheegay inay siteen lacag Doolar foorjari ah oo ka kooban [...]