Gaadhi Siday Lacag Itoobiyaan Ah Ooy Soomaaliada Ku Nool Degaanka Doolo Ku Badasheen Lacag Cusub Oo Qalibmay Isagoo Usii Jeeda Xagga Adis Ababa.
Addis-Ababa, October 10, 2020 (Haatufonline) – Waxa saaka wadada u dhaxaysa Doolo oo ku taala Dawladda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Adis Ababa ku qalibmay gaadhi [...]