Tirada Dhimashad Coronavirus Ee Mareykanka Oo Xawli U Kordhaysa, Gaadhayna 5,000
New York, April 2, 2020 (Haatuf) – Tirada dhimashada coronavirus ee dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay 5,000 maanta Khamiis ah, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns [...]