Madaxweynaha Somaliland Iyo Saddexda Xisbi Qaran Oo Heshiis Ka Gaadhay Khilaafkii Ka Taagnaa Guddida Doorashooyinka
Hargeysa-27-02-2020-(Haatuf)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID [...]