Madaxweynaha Somaliland Oo Digniin U Diray Cidkasta Oo Isku Dayda Inay Jebiso Awaamiirta Xukuumaddu Kula Dagaallamayso COVID-19
Hargeysa, May 10, 2020-(Haatuf) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka la wadaagay xaaladihii ugu dambeeyey ee xanuunka [...]