Laacibka Real Madrid Ee Rodrygo Silva Oo 2:0 Kaga Reebay Chelsea Horyaalkii Kooxaha Yurub
London,April 19,2023(Haatufonline)-Laacibka kooxda Real Madrid ee Rodrygo Silva ayaa caawa naadiga reer London ee Chelsea ka reebay tartankii horyaalka kooxaha kubadda cagta [...]