Somaliland,Genel Iyo Taiwan Oo Iska Kaashanaya Daloolinta Ceel Laga Baadhayo Shidaal.
Hargeysa ,May 4,2023(Haatufonline)-Somaliland ayaa bishan bilaabaysa daloolinta ceelal laga baadhayo shidaal waxaana ceelka ugu horeeya laga qodi doonaa deegaanka Xood oo ku [...]