Latest News

Asmara Oo Caawa Bandoo Ah Iyo Askari Tigray Ah Oo Hubkii Laga Dhigay Oo 9 Askari Oo Amxaaro Ah Ku Dilay Xerada GrabCase

Asmara, November 23, 2020 (Haatufonline) – Waxa caawa bandoo aan la iclaamin lagu soo rogay caasimadda dslka Eritrea ee Asmara cabsi laga qabo in Tigrayga iyo mucaaridka Eritrea ay hawlgalo cunfi ah ka fuliyaan magaalada dhexdeeda darteed.

Dhinaca kale askari Tigray oo ka mid ahaa dhawr boqol oo askari oo hubka laga dhigay xerada ciidanka ee Garabcase ee Jigjiga ayaa intu qori ka maroorsaday askari kale baas ku furay askaar Amxaaro waxaana halkaas ku dhintay 9 askari halka tiro kalena ay falkaas ku dhaawacmeen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*