Latest News

Baarlamanka Puntland Oo Ka Footeeyey Mudo-kordhinti Farmaajo

Garowe,April 17,2021(Haatufonline)-Baarlamanka Puntland oo ka tiro ahaan ka kooban 52 xubnood ayaa saaka u codeeyey diiday moodhin lagu diidanyahay mudo-kordhinta labada sanadood ah ee uu todobaadkii hore samaystay madaxweynihii horee Somalia Maxd Cabdillaahi Farmaajo iyadoo ay mudo kordhintaasi ay gaashaanka u daruureen 49 xildhibaan waxaana ka aamusay 2 iyo hal xildhibaan oo kasoo horeestay mooshinkaa

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*