Latest News

DegDeg:Xuuthiyiinta Oo Gantaalo Iyo Diyaarado Drone Ah Ku Weeraray Israel.

Tal Abiib,October 31,2023(Haatufonline)- Xuuthiyiinta Yaman ayaa maanta gantaalada ridada dheer iyo diyaaradaha Drone -ka ah ku weeraray dekadda Iilaat ee Israel taasoo ku taala Badda Cas. Inkastoo Afhayeenka ciidamada Israel Daniel Hagari sheegay inay soo radeen gantaalihi iyo diyaaradihi lagu soo weeraray hasa yeeshee afhayeenka Xuuthiyiinta Yaxya Sariic oo arintan ka hadlaya ayaa sheegay inay weeraro kale oo ka dhan Israel ay qaadi doonaan.

Weeradan Xuuthiyiinta ayaa khatar galinaya isu socodka gaadiidka isticmaala Badda Cas.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*