Latest News

Diblomaasiyiin Iyo Qaar Ka Mid Ah Qoyska Farmaajo Oo Ku Qoran Dulimaadyada Bari

Muqdisho,April 25,2021(Haatufonline)-Dad badan oo ku dhadawaa madaxweyenihii mudadiisu dhamaatay Farmaajo ayaa isu diyaarinaya inay ka baxaan magaalada Muqdisho iyadu qaar ka mid ahi ay ku qoran yihiin dulimaadyada diyaaradaha ee bari Muqdisho ka tagaya halka qaar kalena ay dhulka uuga baxeen magaalada.Dibloomaasiyiin shisheeye ah ayaa iyaguna bilaabay inay ka baxaan Muqdisho kadib markii ay maanta dagaalo ka qarxeen.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*