Latest News

Nicolas Berlanga Oo Walaac Ka Muujiyey Dagaalka Ka Dhacay Muqdisho, Sheegayna In Kuwa Ka Masuulka Ka Ah Lala Xisaabtami Doono

Nairobi, April 26, 2021 (Haatufonline) – Wakiilka Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu si aad ah uga walaacsan yahay dhacdooyinka ka socda Somalia, waxaanu codsaday in si aad ah la isku xakameeyo.

”Anigoo aad uga walaacsan dhacdooyinka ka socda magaalada Muqdisho. Danta guud waxay codsaneysaa xakameynta ugu sareysa, ilaalinta hay’adaha ay leeyihiin dhammaan, iyo wadahadalka. Rabshadaha lama aqbali karo. Kuwa ka masuulka ahna waa lala xisaabtami doono.” Ayuu yidhi Nicolas Berlanga´oo qoraal uu soo dhigay twitterka  kaga hadlay dhacdooyinkii u dambeeyey ee ka dhacay caasimada Somalia ee Muqdisho.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*