Latest News

Eithiopia Oo Dib U Celisay Diyaarad Sidday 4 Ka Mid Ah Garaadadii Huwanta

Addis Ababa,January 3,2023( Haatufonline) – Dawladda Ethiopia ayaa maanta dib u celisay diyaarad ku socotay Addis Ababa oo siday garaadada Huwanta ee la kala yidhaahdo Cabdilaahi,Ina Garaad Soofe,Ina Garaad Cali iyo Jaamac Garaad Ismaaciil. Diyaaradan oo ka diiwaan gashan Kenya ayaa kasoo duushay Laascaanood waxaana laga celiyey hawada Ethiopia iyadoo casarkii maanta ku noqotay Laascaanood ka dibna u duushay Nairobi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*