Latest News

Guddida Farsame Ee Somaliland U Qaabilsan Heshiiska Isfaham Ee Ethiopia Oo La Kulmay Xisbiyada Mucaaridka

Hargeysa, March 19, 2024 (Haatufonline) -Gudida Farsamo ee Somaliland u qabilsan heshiiska is-afgarad ee Jamhuuriyada Somaliland iyo dawladda Federalka Ethiopia, ayaa maanta kulamo kala duwan la qaatay madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.
Kulamada Gudida ayaa daba socda kulamo goosgoos ah oo ay muddooyinkii dambe la qaadanayeen haldoorka bulshada, kuwaas oo diiradda lagu saarayey sidii qaybaha kala duwan ee bulshadu talo iyo tusaale ugu yeelan lahaayeen hirgelinta heshiiska muhiimka ah ee Somaliland iyo Etihiopia, waxana ay madaxda xisbiyada mucaaridka ku bogaadiyen dedaalada guddidu gadhwadeenka ka tahay, iyago soo gudbiyey aragtiyo iyo talooyin la xidhiidha heshiiska Somaliland iyo Ethiopia.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*