Latest News

Xaalada Cusbitaalada Al Qudus ee Magaalada Qaza.

Qaza waxaa ku yaal dhowr xarumood oo caafimaad oo ka hoos shaqeeya dalladda Bisha Cas ee Falastiin, kuwa ugu fog xagga adeegyada waa Isbitaalka al-Amal iyo Isbitaalka Al Quds, ayuu yidhi madaxa waaxda gurmadka degdegga ah ee Gaza.

Warbixin kooban oo ku saabsan Cusbitaalada ka:

 Waxaa la aasaasay 1993 waxaana dib u habeyn lagu sameeyay 2019.
 Waxay leedahay 120 sariirood bukukaanka ah iyo 10 sariirood oo ICU ah.
 Waxay leedahay xarun qalliinka wadnaha iyo xididdada dhiigga.
 Hadda waxa ku nool 14,500 oo Barakacayaal ah (IDPs).

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*