Latest News

Xamar Inteedii Badanayd Oo U Gacan Gashay Mucaaridka Gaadhayna Xiligii Lagu Kala Adkaan Jiray

Muqdisho,April 25,2021(Haatufnews)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa inteedi badnayd haatan gacanta ugu jirta xoogaga mucaaridka ee kasoo horjeeda madaxweynihii horee Somalia ee mudo-xileedkiisu ku ekaa 7 dii April 2021 balse wali ku dhaggan inuu yahay madaxweynihii dalka kadib markii uu aqalka hoose ee Baarlamanku u dhawaan u sameeyey mudo-kordhin 2 sanadood ah.

Waxaseh la filaya in xoogaga mucaaridku ay magaalada Xamar inteeda kale kusii siqi doonaan oo 30 sanadood adib markii Siyaad Barre laga caymiyey in mar kale oo dhawaan ah lagu kala adkaan doono caasimadda Somalia.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*