Farmaajo Oo Ku Guulaysan Doona Codka Aqlibiyadda Xildhibaanada Baarlamanka Cusub Ee Somalia Oo Ay Ku Jiraan 45 Ka Mid Ah Calooshood Ushaqeysteyaal Kasoo Jeeda Somaliland Oo Uu Isagu Soo Magacaabayo
Muqdisho,November 6,2020(Haatufonline)-Madaxweynaha VillaSomalia Farmaajo ayaa u muuqda inuu dhamaystiray qorshihii uu ku guulaysan lahaa doorashada dadban ee lagu soo xuli [...]