Midowga Yurub Oo Somaliland Ka Caawin Doonna Dib U Habaynta Garsoorka Iyo Ciidanka Booliska
Hargeysa, March 10, 2020 (Haatuf) – Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland iyo wakiiladda Midowga Yurub iyo Sweden ayaa kala saxeexday mashruuc dib loogu habaynayo hay’adaha [...]