Puntland Oo Sheegtay In 20 Dagaalyahan Ay Ku Dishay Dagaal Ka Dhacay Buuraha Boosaaso Oo Ay Ku Qaaday Dablaydii Xabsiga Soo Weerartay
Boosaaso, March 5, 2021 (Haatufonline) – Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegtay in ay soo af-jartay dagaal ay maanta ku qaaday kooxdii Alshabaab ee xalay weerartay [...]