Masuuliyiinta Gobolka Awdal iyo Dadweynaha Boorama Oo Caawa U Diyaargaroobay Xuska 18-ka May May 17, 2022 Boorama, May 17, 2022 (Haatufonline) – Gudoomiyaha Gobolka Awdal Iyo Duqa Magalada Boorama Ayaa La Dabaal Degay caawa qaar ka mida Dadweynaha Boorama Oo isugu soo baxay [...]
Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Is-Afgarad Ka Gaadhay Xuska 18-ka May May 16, 2022 Hargeysa, May 16, 2022 (Haatufonline) – Xukuumada Somaliland iyo xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo Waddani oo caawa kulan yeeshay ayaa is-afgarad ka gaadhay xuska [...]
Guddida Qabanqaabada Xuska 18-ka May Oo Amaro Soo Saartay May 16, 2022 Hargeysa, May 16, 2022 (Haatufonline) – Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo ah gudoomiyaha guddida qabanqaabada xuska 18ka May ayaa xisbiyada mucaaradka uga digtay in ay [...]
Xasan Sheekh Maxamuud Oo La Filayo In Mar Kale Loo Doorto Madaxweynaha Somalia May 15, 2022 Muqdisho, May 15, 2022 (Haatufonline) -Wareeggii labaad ee doorashada madaxweynaha ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo labada musharrax ee ugu codadka badan ay u gudbayaan [...]
Madaxweynaha JSL Biixi Oo Shir Saacado Qaatay Madaarka Hargeysa Kula Yeeshay Wafdi Heer Saree Ah Oo Kasocday Dawladda USA. May 12, 2022 Hargeysa,May12,2022(Haatufonline)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Niixi Cabdi ayaa galinki horee maanta shir saacado qaatay madaarka Igal International Airport [...]
Somaliland: Dufcaddii U Horaysay Oo Ka Qalin-Jebisay Barashada Dastuurka Iyo Waddaniyadda May 11, 2022 Hargeysa, May 11, 2022 (Haatufonline) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jebinayeen Arday [...]
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wefti Ka Socda Norway May 11, 2022 Hargeysa, May 11, 2022 (Haatufonline) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socdey Dalka Norway oo uu [...]
Khayre Oo Quus Taagan Iyo Xayeysiisyadi Uu Lacagta Badan Ku Bixiyey Oon Wax Taageero Ah Usoo Kordhin May 10, 2022 Muqdisho,May10,2022(Haatufonline)- Raiisalwasaarihii hore Somalia Xasan Cali Khayre ayaa rajo xumo ka muujinaya ololeha uu ugu jiro inuu hantiyo madaxtinimada dalka Somalia. [...]