Xudur Oo Go’doomintii Mudada Dheereyd Laga Qaaday Ka Dib Markii Maanta Ciidamadii #Alshabaab Laga Caydhiyey Deegaanadi Ku Xeernaa.
Baydhaba,November 17,2021(Haatufonline)-Ciidamada dawlad deegaanka Koonfur Galbeed ee Somalia ayaa dagaal culus oo maanta dhacay kooxda Alshabaab kala wareegay tuulooyin ku [...]