Sudaan Oo Heegan Buuxa Galisay Ciidamadeeda Ku Sugan Xadka Ay Itoobiya Wadaagaan Kadib Markii La Dareemay Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Xooggan Iyo Diyaargarow Weerar Oo Ka Jira Dhinaca Kale
Qadaarif,bariga Sudaan,December 30,2020(Haatufonline)- Ciidamada dhulka iyo cirkaba ee dalka Sudaan ku sugan xadka u dhaxeeya dalka Itoobiya ayaa 48 saacadood ee u dambeeyey [...]