Guddoomiyaha Shirkadda DP World Oo Wadamo Afrikaan Ah Oo Somaliland Ku jirto Ku Tilmaamay Meelo Markay Maalgashi Dibadeed Helaan Uu Ka Abuurmi Karo Kobac -Dhaqaale Oo Dheeftiisu Dadka Wada Gaadhi Karto
Dubai,December 26,2020(Haatufonline)-Guddoomiyaha Shirkadda DP World Suldan Axmed Bin Sualem ayaa wadamada Somaliland,Senegal,Rwanda Masar iyo Angola tusaale ahaan usoo [...]