Qareen Maraykan Ah Oo Maxkamad Lagu Soo Taagayo Lacag Malaayiin Doolar Ah Oo Ay Laheyd Dawaladii Soomaaliyeed Ee Burburtay 1991 Oo Uu Si Khiyaamo Ah Ugala Baxay Baanankii Lagu Xayiray
College Park,December 4,2020(Haatufonline)-Looyar Maraykan ah oo magaciisa la yidhaahdo Jremey Schulman ayaa gobolka Maryland ee Maraykanka maxkamad lagu soo taagaya malaayin [...]