General Maxamed Nuur Galaal Oo Ku Dhintay Weerarka Al-Shabab Ku Qaaday Hotel Afriik
Muqdisho, February 1, 2021 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal Maxamed Nuur Galaal lagu dilay weerarka ka dhacay Hotelka Afriik [...]