Jubaland Iyo Puntland Oo Ku Baaqay In Farmaajo Ka Dhex Baxo Arimaha Doorashada Lana Qabto Shir Aanu Ku Jirin
Kismayo/Garowe,February 22,2021(Haatufonline)-Madaxweynaha dawlad gobeedka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ku baaqay in madaxweynehii Somalia ee dhawaan mudo-xileedkiisu [...]