Madaxweynaha Masar Iyo Hogaamiyaha Tigrayga Oo Shir Qarsoodi Ah Ku Yeeshay Juba Iyo Itoobiya Oo Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed U jartay Koonfurta Soodaan
Juba,November30,2020(Haatufonline)-Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa kulan qarsoodi ah caasimadda Koonfurta Soodaan ee Jubba kula yeeshay madaxweynaha Masar [...]