Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeeyey Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen
Hargeysa, July 4, 2020 (Haatuf) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda [...]