Al-Shabab Oo Weerartay Saldhig Milatari Oo Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo Kenyan Iyo Maraykan Ahi
Lamu, (Haatuf) – Ururka Al-shabaab ayaa weeraray saldhig milatari oo ku yaala Lamu oo ka tirsan Kenya, saldhigan milatari ayaa waxa isticmaalayey xubno milatari Kenyan iyo [...]