Guddida Ka Hortaga Coronavirus Ee Somaliland Oo Ka Hadlay 20 Qof Oo Shaybaadhkooda Loo Diray Dibada
Hargeysa, April 12, 2020 (Haatuf) – “Xanuunkani Somaliland wuu ku jiraa, kiisas hore oo Positive ah sida Wasaarada Caafimaadku horeba u sheegtay waa la helay, hadana [...]