Madaxweynaha Somaliland Oo Meel Mariyey Xeerka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka
Hargeysa, December 12, 2022 (Haatufonline) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Wareegto Madaxweyne oo uu maanta soo saaray waxa uu ku meel mariyey Xeerka [...]