Latest News

Chelsea Oo Si Cajiib Ah 4-1 Ugaga Badisay Tottenham

London, November 7, 2023 (Haatufonline) – Kulan xiiso badan oo caawa ku dhexmaray garoonka Tottenham Hotspur ayaa
Ciyaar kulul oo ka tirsan Horyaalka Ingiriiska waxa isku haleelay Tottenham iyo Chelsea waxaanay guushu ku raacday Chelsea oo afar gool iyo hal ku badisay.
Kooxda Tottanham oo horyaalka kaga jirta kaalinta labaad ayaa ku ciyaaraysay 9 ciyaaryahan kadib markii casaan laga siiyey ciyaaryahanada Romero iyo D. Udogie 55′.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*