Latest News

Dagaal Ku Dhexmaray Deegaanka Qolaji Ciidamada Soomaalida Iyo Oromada Ethiopia

Jigjiga, September 18, 2023 (Haatufonline) – Wararka ka imanaya magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in Jigjiga ay soo foodsaartay Laydh la’aan kadib markii dagaal dhexmaray maanta Ciidamada Deegaanka Soomaalida iyo kuwa Oromada.
Dagaalkan ayaa labada ciidan ku dhexmaray deegaanka Qolaji, ilaa iyo hadana si dhab ah looma oga khasaaraha dhabta ah ee dagaalkaasi ka dhashay.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*