Latest News

Ethiopia Oo Sheegtay Inaanay Ka Qaybgalay Shir Aan Caadi Ahayn IGAD Ku Yeelanayso Uganda.

Addis Ababa, January 16, 2024 (Haatufonline) -Ethiopia ayaa ka baaqatay shir aan caadi ahayn oo ay ku kulmilahayeen wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGad, kaas lagaga arinsanayay xaalada ka taagan dalka Sudaan iyo heshiiska Somaliland iyo Ethiopia.

Shirkan oo ka dhacaya 18ka bishan dalka Uganda ayaa sidoo kale dalka Sudan uu hore u sheegay inaanu ka qaybgalayn.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*