Latest News

Faysal Cali Waraabe Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Midnimo

Hargeysa, December 4, 2023 (Haatufonline) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa booqday WasaaradaWarfaafinta Somaliland, gaar ahaana Radio Hargeysa .

Wasiirka Warfaafinta Cali Mareexaan ayaa gudoomiye Faysal Cali Waraabe halkaasi ku qaabilay.

Faysal Cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay midoobaan gacmahana i qabsadaan, isla markaana xiligan aanay ahayn waqtigii faraha laysku fiiq-fiiqi lahaa.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*