Latest News

Libya: Tirada Dadka Ku Dhintay Duufaanta Daneil Oo Korodhay

Tripoly, September 12, 2023, (Haatufonline) – Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in ugu yaraan 3,000 qof ay ku dhinteen duufaanta Daneil, tiro ka badan 10,000 kalena la layahay.

Duufaantan oo soo rogtay fatahaado ayaa ku dhufatay waqooyi bari dalka Libya waxaanay sababtay in dhulku go’o

Hay’ada bisha Cas ayaa sheegtay inay qaaday talaabooyin dagdag ah, inkastoo masiibada dhacday ay weyntahay, waxaanay sheegtay in dad ka badan boqol kun oo qof ay biyaha ku dhex jiraan.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*