Latest News

Al-Shabaab Oo Laga Xoreeyey Deegaanka Ceelgaras

Ceelgaras, September 11, 2023 (Haatufonline) – Ciidamada Somalia ayaa maanta ka qabsaday kooxda Al-shabaab deegaanka Ceelgaras oo ka rirsan Galguduud.

Taliyha Nabad Sugida Mahad Salaad, Maxaweyne Qoor Qoor Iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa Gaadhay Deegaanka Ceelgaras kadib markii Al-Shabaab laga Saaray.

Waa markii ugu horaysay ee deegaankaasi laga taago calanka Somalia kadib 16 sanadoo mudo ka badan oo Al-shabaab ka talinaysay halkaasi.

Connect with us on Facebook

Leave a comment

Your email address will not be published.


*